Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Khayre & António Guterres? (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula yeeshay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres...