Iran ayaa sheegtay inay doonayso dammaanad ah in cunaqabataynta lagu soo rogay laga qaado, iyadoo ay sii wadayaan wada-hadallada Maraykanka ee ku saabsan barnaamijkeeda Nukliyeerka....
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo dhaweeyay gogosha siyaasadeed uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taa oo la muddeeyay in ay qabsoonto...
Lix qof ayaa ku dhaawacantay magaalada Boulder ee gobolka Colorado ee dalka Maraykanka, kaddib markii dab la qabadsiiyay dad bannaanbax ka dhigayay halkaasi. Dadka dabka...