Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa qiray in dagaalkii maalmaha kooban socday ee u dhaxeeyay dowladaha Iran iyo Israa’iil, in labada dhinacba uu kasoo gaaray...
Japan ayaa cambaareysay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo is barbar dhig ku sameeyay weerarradii Mareykanka ee Iran iyo duqeyntii Hiroshima iyo Nagasaki ee lagu soo...
Israa’iil, ayaa qorsheeneysa in dhulka la dhigo dhammaan guryaha kuyaalla Marinka Qasa ee ka badbaaday duqeymaha iyo burburka , si ay uga hortagto in mustaqbalka...
Booliiska dalka Koonfur Afrika, ayaa xabsiga dhigay una gudbiyay maxkamad madaxii dambi baarista ee booliiska Koonfur Afrika Jeneraal y , waxaana sargaalkan la xiray lagu...
Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney howlgal culus ka fulisay degmada Adan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe oo dhowaan ay dib u qabsadeen kooxda Al shabaab. Qoraal...
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa lagu soo waramayaa inuu muujiyay furfurnaan si uu ugala hadlo xal laba dawladood ah oo Falastiin iyo Israa’iil,ah kaddib...
Madaxweynihii hore ee Somalia Farmaajo ayaa kahadlay aragtidiisa ku aadan kulankii Villa Somalia ku dhexmaray Madaxweyne Xassan Shiikh iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee diidan wax ka...