Madaxweyne Deni oo shaqada ka joojiyay guddoomiyihii Maxkamadda Ciidamada
Madaxweyne Siciid Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa shaqa-joojin ku sameeyay guddoomiyihii maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo denbiyada culus ee dowladda Puntland G/sare Cabdifataax...