Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macawiisleyda, ayaa weerar qorshaysan ku qaaday kooxda Al Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya dhulka howdka ah ee u dhexeeya...
Suudaan, waxay markii u horreysay soo bandhigtay macluumaad la xiriira weerarkii 4 bishan May, ka dhacay magaalada Port Sudan oo iyadoo la adeegsanayo diyaaradaha aan...
Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Soomaaliya, Charles Nicholas King, ayaa si rasmi ah u yimid magaalada Muqdisho Isniintii, isagoo si buuxda ula...
Dagaal culus ayaa mar kale ka qarxay saaka duuleedka deegaanka Ceel-hareeri ee Gobalka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeya Ciidamadda xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Ruushka iyo Ukraine ay ogolaadeen dib u billaabida Wada hadallada lagu xallinayo dagaalka socday afarta sano. Hadalka Trump...