NEWS Wasiirka haweenka DF oo jeedisay hadal muran badan dhaliyeyCaydiid AliMay 18, 2025 by Caydiid AliMay 18, 20250 Wasiirka Qoyska iyo horumarinta xuquuqda Aadanaha ee Xukuumada federaalka Somalia Marwo Khadiijo Al Makhzumi oo ka hadleysay munaasabada ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in... Read more
NEWS Siyaasi ka hadlay halista saldhig qarsoodi ah oo UAE ka sameystay BoosaasoCaydiid AliMay 18, 2025May 18, 2025 by Caydiid AliMay 18, 2025May 18, 20250 Waxaa jira xogo isi soo taraya oo xaqiijinaya iney dowladda Imeraadka oo kaashaneysa Yuhuuda iney Bossaso ka dhisatay garoon diyaaradeed oo qarsoodiya, Soomaalidana aan loo... Read more
NEWS Sidee Somaliland looga dabaal-degay Xuska 18ka May? (Sawirro)Caydiid AliMay 18, 2025May 18, 2025 by Caydiid AliMay 18, 2025May 18, 20250 Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan deegaannada Somaliland ayaa waxaa maanta si weyn looga xusay sannad guurada 34-aad ee munaasabadda 18-ka May, oo ku beegan maalinta... Read more
NEWS Xukun dil ah oo lagu fuliyay nin shalay un dil geestay (Sawirro)Cabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 Maxkamadda gobolka Baay ayaa maanta fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Axmed Cabdullaahi Maxamuud, kaasi oo shalay magaalada Baydhabo ku dilay Abshir Xasan... Read more
NEWS Dhismaha Laamiga Nasiib Buundo oo maanta la dhagax-dhigay (Sawirro)Cabdi CadeMay 18, 2025May 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 2025May 18, 20250 Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo uu wehliyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho, Mudane... Read more
NEWS Dowladda oo war kasoo saartay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Damaayo ka dhacayCabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 War-saxaafadeed kooban oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya, ayaa looga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay afaafka hore xerada ciidamada Damaayo. ”Saakay abaare 09:20am... Read more
NEWS Nin lacag abaalmarin ah ku helay Shabaab uu dilay oo isna maanta la dilayCabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 Waxaa maanta dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa Macawuusleyda gobolka Hiiraan, uu ka dhacay xadka ay wadaagaan... Read more
NEWS Cirro oo shaaciyay in uu ka qeyb qaadanayo xal u heli xaalada Siyaasadeed ee SoomaaliyaCabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 Madaxweynaha maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), oo maanta khudbad dheer ka jeediyay munaasabadda 18 May, ayaa hadlay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo qorshaha ay... Read more
NEWS Qarax ismiidaamin khasaaro badan geestay oo ka dhacay xero kutaalla MuqdishoCabdi CadeMay 18, 2025May 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 2025May 18, 20250 Qarax ismiidaamin ah uu fuliyay nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa goordhaw ka dhacay xerada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan goob ay saf... Read more
NEWS Axmed Madoobe oo saakay ka degay Nairobi iyo xog ku aadan ujeedka SafarkiisaCabdi CadeMay 18, 2025 by Cabdi CadeMay 18, 20250 Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa saakay ka degay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, isaga oo diyaarad gaar ah ka qaatay magaalada... Read more