R/W Kheyre oo si adag ula xisaabtamaya Wasiirada Xukuumadiisa (Daawo Sawirada)
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta bilaabay la xisaabtanka wasiirrada ee sannadlaha ah si loo qiimeeyo hawlaha wasaaradaha uga hir-galay...