Ciidamo uu hogaaminayo Abaanduulihii xilka laga qaaday oo gaaray Magaalada Marko
Saaka aroornimadii ayaa ciidamo fara badan oo uu wato abaanduulihii xilka laga qaaday Jen. C/llaahi Cali Caanood waxay gaareen magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose....