RW Khayre oo caawa la afuray dhallinyaro Soomaaliyed oo dowladu ka soo celisay Liibiya (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan Afur iyo soo dhaweyn ah la qaatay dhallinyaro Soomaaliyedd oo maxaabiis ku ahaa...