Xukuumadda Somalia oo markii ugu horeysay ka hadashay muranka arrimaha Xajka sanadkan
Ku simaha Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ahna wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir oo ku sugan wadanka Sacuudiga ayaa ka warbixiyay kulamo...