Dowlada Jarmalka ayaa maanta dalkeeda ka musaafurisay nin kasoo jeeda dalka Tuniisiya oo mar ahaan jiray waardiyaha gaarka ah Hogaamiyihii la dilay ee Ururka Al...
Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo u abaabulan hab beeleed ayaa duhurnimadii maanta ku dagaalamay Waaxda Liiqliiqato oo ka tirsan degmada Kaxda ee magaalada...
Maamulka Jubbaland ayaa saaka garoonka dayuuradaha magaaladaas ka soo celiyey taliye loo Magacaabay guutada 43-aad ee ka howlgasha degaanada Jubbaland. Taliyaha oo lagu magacaabo Cali...
Dadka Soomaaliyeed ayaa dhibaato xoogan ku qaba Shirkadaha Diyaaradaha ee ka shaqeeya arimaha xajka, waxaana dadka Soomaaliyeed laga qaadaa lacagta ugu badan ee lagu tago...
Ciidamada dawladda Suuriya ayaa dib u qabsaday magaalada Deraa ee koofurta dalka, halkaasi oo ay maamulayeen kooxaha mucaaradka waana halkii 7 sano ka hor uu...