Dowlada Somalia oo basas lacag la’aan u diyaarisay dadka ay saameysay xirnaanshaha jidadka
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa sheegay in dowladu diyaarisay Basas waaweyn oo loogu tala galay in lagu qaado Shacabka Soomaaliyeed ee ku...