Waxaa isa soo taraya tirada dalalka danaynaya in ay maamulaan dekada Soomaaliya , taas oo mararka qaar horseeday xasarad dublamaasiyadeed maadaamaa dalalka ka mid ah...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay golaha wasiirada ee maamulkiisa. Wareegto goor dhoweyd ka soo baxday...
Dowladda Itoobiya ayaa shaqada ka ceyrisay shanta taliye ee ugu sarrayso xabsiyada dalkaasi. Xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisul wasaare...
Cabdikariin Muuse Qalbi-dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhada ONLF dhawaana laga soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa ka dhoofay magaalada addis ababa....
Qoys 11 qof ka kooban oo ku noolaa dalka Hindiya ayaa meydkooda la heley, iyaga oo lagu ceejiyay xarig, lagana soo laadlaadiyay saqafka gurigooda oo...
Wiil uu dhalay hogaamiyaha kooxda Daacish, Abuubakar al Baqdaadi, ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay Suuriya, sida ay ku warrantay wakaalada wararka amaq ee kooxda...