Sacuudiga oo soo saaray shuruudo cusub oo lagu xiray dadka xajinaya sannadkan
Sacuudi Carabiya ayaa sanadkan shuruudo cusub ku xirtay gudashada waajibaadka xajka, iyadoo ujeedkeedu yahay in la xakameeyo soo gelista magaalada Maka, isla markaana la yareeyo...