Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ee ku sugan deegaanka Burujaad ee gobolka Bay ayaa maanta waxaa isku soo dhiibay xubin ka tirsanaa kooxda Al shabaab Buubaay...
Iran ayaa sheegtay inay doonayso dammaanad ah in cunaqabataynta lagu soo rogay laga qaado, iyadoo ay sii wadayaan wada-hadallada Maraykanka ee ku saabsan barnaamijkeeda Nukliyeerka....
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo dhaweeyay gogosha siyaasadeed uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, taa oo la muddeeyay in ay qabsoonto...