Mucaaradka oo saddex shardi ku xiray gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xasan
Madasha Samata-bixinta mucaaradka ay ku mideysan yihiin musharaxiin Madaxweyne oo mucaarad ah, ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen waxa ay kusoo dhaweeyeen gogosha siyaasadeed uu fidiyay...