Ciidamada Xoogga iyo kuwa degaanka ee gobolka Hiiraan ayaa saaka dhowr jiho ah ka weeraray aagga deegaanka Ceel-hareeri oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in 2,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Qaranka loo diro magaalada Los Angeles si loo...
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa sheegay in toddobaadkan mar kale ay Soomaaliya ku ceeboobwday inay BBC-da ku qabsadeen khariirad ay baahiyeen oo...
Dadweynaha Garoowe ee caasimada Puntland ayaa xalay sameeyay isu soo bax ballaaran oo lagu taageerayo guusha ciidamada difaaca Puntland ka soo hoyeen Hawlgalka dagaalka Daacish....
Waxaa Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho ku geeriyooday agaasimihii dalxiiska ee degmada Dayniile Cabdalla Sheekh Ibraahim Jiisow, oo koox hubeysan ay xalay ku dhaawaceen xaafada Cali...
Dabley hubeysan ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dilay lamaane wada socday. Goob joogayaal ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen Saciid...
Israel aya qiratay geerida Shan askari ee ku dhintay burburka dhisme ku yaalla degaanka Khan Younis ee Marinka Gaza kuwaasoo ka tirsanaa cutubka khaaska ah...