(Akhriso) C/wali Gaas oo xil labaad u magacaabay S/Gaas Cabdirisaaq Siciid Diiriye
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa magacaabay taliyaha ciidanka amniga doorashada Puntland ee Janaayo 2019 la qabanayo. Wareegto maanta ka soo...