Gudoomiye kuxigeenada Golaha Shacabka oo soo saaray Qoraal Xasaasi ah (Halkan ka Akhriso)

Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Golaha shacab Cabdiweli Ibraahim Muudey iyo Gudomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa si wada jir ah usoo saaray qoraal ay kaga hadlayaan khilaafka golaha dhacabka.

Labada Gudoomiye kuxigeen ayaa sheegay in Gudoonka golaha shacabka uu soo kala dhax galay khilaaf mugweyn, waxa ayna rajo ka muujiyeen in khilaafkan soo banaan baxay si deg deg ah loo xalin doono.

Halkan ka AKhriso Qoraalka kasoo baxay Gudoomiye kuxigeenada golaha shacabka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -