War Kasoo baxay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay duqeyn ka dhacday deegaan katirsan gobolka Baay lagu dilay dagaalyahano badan oo katirsan Kooxda Al Shabaab....
Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Duhurnimadii maanta qarax uu ka dhacay meel ku dhaw saldhiga booliiska magaalada...
Ciidamada booliiska iyo Sirdoonka Dowlada Itoobiya ayaa baadi goob xoogan ugu jira sidii ay u soo xiri lahaayeen madaxi hore ee sirddoonka dalkaasi, Getachew Assefa,...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa galabta yeelanaya shir ay uga hadlayaan arimo dhowr ah ay kamid tahay xaalada Soomaaliya, waxaana shirkan khudbad ka jeedin...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa caawa xariga ka jaray jardiino cusub ama raanabot laga hirgeliyey degmada Dayniile ee gobolka Banaadir....