Guriga Gudoomiyaha golaha shacabka oo laga jaray biyaha iyo Cuntada
Xildhibaano katirsan golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ahaa xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in wali go’doomin uu ku jiro gudoomiyaha golaha...