Friday, February 23, 2024

Doon boqolaal neef oo xoolo ah ka qaaday deked Soomaaliya ku taalla oo quustay

Doonida oo habeenkii Isniinta ka shiraacatay Somalia waxay Boqolaal Neef oo Lo' ah u waday dalka Yemen. Ilo Maxali ayaa sheegay in Doonida ku degtay...

Axmed Madoobe oo ka hadlay khilaafka madaxda dowlada & dowlad goboleedyada (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qeybgaley shirka Gudiga Amniga Qaranka ee ka furmey magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur galbeed . Madaxweynaha...

Qaraxyo culus oo goor dhow laga maqlay hotelka SYL iyo Wararkii ugu dambeeyey

Labo qarax oo waaweyn ayaa daqiiqado ka hor laga maqlay nawaaxiga hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ay gudaha ugu jiraan dabley ka tirsan...

Farmaajo oo ku jahwareersan beesha uu ka xulan lahaa R/Wasaaraha iyo labo beel oo…

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa wali laga sugayaa in uu soo magacaabo Ra'isul Wasaarihii badali lahaa Xasan Cali Kheyre oo qaab uu muran...

Muqdisho waxaa weli ka Howlgala ciidan lamid ah maleeshiyaad Ogowna Sababta !!

Waxaa laga yaabaa qormadeydaan inaysan ku raaxeysan aqrinteeda dad badan oo dowlada taageero weyn u ah durbana igu dari doonna liiska mucaaradka, iyagoon wax...

Abwaan caan ah oo Qeylo dhaan ka keenay Dhul uu leeyahay oo Imaaraadka laga...

Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo kamid ah Abwaanada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa qeylo dhaan ka keenay dhul dad shacab ah leeyihiin oo kuyaala...

Madaafiic lagu weeraray Xarunta Xalane xili lagu wado in Shir Xasaasi ah ka dhaco

Waxaa goordhaw tiro madaafiic ah lagu weeraray xarunta Xalane ee ku dhinac taala garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas oo fariisin u...

Madaxweyne Deni oo Daah-furay Mashaariic kala duwan oo Garawe laga hirgelinayo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Garoowe ka daah-furay 4 mashruuc oo isugu jira Wadooyin Laamiyo ah iyo qorsheyaasha Cagaarinta, Iftiiminta...

Dowlada Somalia oo si kulul uga hadashay shacab laga soo Masaafuriyey Somaliland

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa si kulul uga hadlay tallaabada ay Somaliland kusoo masaafurisay dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo...

Mareykanka oo qirtay in qof shacab ah ku dileen magaalo ay maamulaan Al Shabaab

War kasoo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee ka hawlgala qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerar dhanka cirka ah oo diyaaradahooda ka...

News in English

Ethiopia’s Provocations Have Prompted Somalia to Consider a Thoughtful Response

Mindful consideration is essential in navigating the tensions arising from Ethiopian provocation and determining Somalia's responsive actions. Deliberate thoughtfulness is critical in fostering diplomatic...

Xulka Allbanaadir

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...