Friday, June 21, 2024

RW Khayre oo warbixin ka dhegeystay guddiyo ka tirsan labada aqal (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa qado ugu sameeyay guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka, guddiga labada aqal ee...

Axmed Madoobe oo Dacwad ka gudbiyay Senator Fartaag iyo Maxamuud Sayid oo Muqdisho yimid

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa dacwad ka dhan ah senator C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag u...

Ciidamo Daacad u ah Gen Haftar oo Dhowr Jiho ka galay magaalada Tripoli (Sawirro)

Ciidamo Milatari oo daacad u ah Gen Khalifa Haftar ayaa dhowr jiho ka weeraray magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya oo xarun u ah dowlada...

Dowladda Iiraan oo sheegtay inuusan jirin wax weerar ah oo dibeda looga soo qaaday

Taliyaha guud ee ciidamada Iran ayaa sheegay in qaraxyada ka dhacay samada sare ee gobolka Isfahan ay la xiriirto habab lidka diyaaradaha oo lagu...

Itoobiya oo jawaab caro leh ka bixisay cuno-qabateyn uu ku soo rogay Maraykanka

Itoobiya ayaa sheegtay iney dib u qiimeyneyso xiriirka ay la leedahay Mareykanka, haddii ay sii wadaan wax ay ku tilmaantay fara galinta ay ku...

Waa Maxay ujeedada safarka Cali Max’ed Geeddi uu ku tegay Magaalada Kismaayo?

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta gaaray  magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland, iyadoo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen madaxda...

Dhismayaal lagu soo kordhiyay xarunta Miino baarista Booliiska oo xarigga laga jaray (Sawirro)

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. C/llaahi Shiikh ismaaciil (Fartaag) ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta baarista miina baarista ee ciidanka...

Soomaaliya oo ku gacan seyrtay cambaareyntii uga timid dowlada Imaaraadka Carabta

Dawladda Soomaaliya ayaa ku gacan sayrtay cambaarayn uga timid dhinaca dalka Imaaraadka Carabta oo la xiriritay lacagtii ciidamada amnigu ay ku qabteen garoonka diyaaradaha...

News in English

Child Protection Funds Diverted by Prime Minister’s Office

The Office of the Prime Minister (OPM) is facing serious allegations of corruption involving the misuse of $400,000 intended for child protection. The funds,...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs