Category : NEWS
Kenya iyo Sheegashadeeda Khiyaaliga ee Badda Soomaaliya (Wax badan ka Ogow)
Xisbiga “Jubilee” ee ugu aqlabiyadda badan Kenya, ayaa baarlamaanka horgeeyay mooshin ay ku doonayaa in dowladda awood loo siiyo, inay cudud ku daydo qadiyadda badda...
Su’aalo laga keenay Warbixintii Wasaarada Amniga kasoo saartay Qaraxii xarunta Gobolka Banaadir
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa su’aalo ka keenay warbixintii Wasaarada Amniga gudaha kasoo saartay qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir ay ku dhinteen Gudoomiyihii gobolka...
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Qodob Meel Uga Dhacaya Qaranimmada Somalia oo ku jira Dastuurka Itoobiya (Akhriso)
Inkasta oo baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya uu ansixiyay September 7, 2018 in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca...
Dad badan oo ku dhintay Qarax booyad oo ka dhacay Tanzaniya (Daawo Sawirada)
Wararka ka imaanaya dalka Tanzaaniya ayaa sheegaya in booyad shidaan waday ay ku qaraxday deegaanka Msamvu Itigi ee gobolka Morogo, waxaana shilkaasi ka dhashay khasaaro aad...
Dagaalyahano kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirro)
Ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay labo nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen dagaalyahanada Al Shabaab, kuwaa oo isku soo dhiibay...
Ciidamo Milatari ah oo ka qeyb qaatay Dilalkii ka dhacay Baydhabo iyo amar la siiyay …
Waxaa shalay duleedka magaalada Baydhabo ka dhacay dilal argagax leh oo ku saleesnaa muran dhul beereed oo loo geestay dad shacab ah uu ku jiray...
Dowlada Soomaaliya oo talaabo ka qaadeysa 4- Shirkadood oo dayacay Xujeyda
Dowlada Soomaaliya ayaa sanadkan dhowr shirkadood oo si gaar ah loo soo xulay u siisay in Xujeyda Soomaaliyeed ay geeyaan Xajka, waxa ayna shirkadahan lacago...
Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo Dhuusomareeb iyo cabsi soo korortay
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ay wadaan ciidanka Ahlu Sunna....