Rugta Ganacsiga oo War kasoo saartay Dhibaatada Ciidamada Kenya ku hayaan Shirkada Hormuud
Ciidamada Kenya ee ku sugan deegaanada Xuduudda ayaa dhibaato xoog leh ku hayey mudooyinkii dambe Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, waxayna gubeen illaa 6 xarun oo ay...