Al-Shabaab oo baahisay magacyada Saraakiil ay sheegtay iney ku dileen qaraxii X/Weyne
Al-shabaab ayaa shaacisey magacyada saraakiil ay sheegtay inay maanta ku dhinteen Qarixii ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Warbaahinta Alshabaab ayaa sheegtay in saraakiil...