Sunday, May 26, 2024

Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug oo la kulmay Xasan Sheekh (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay booqasho, hambalyo iyo salaan ugu tagay Madaxweynaha cusub ee JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo habeen...

Gudoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafadaka Doorashada oo Goordhaw geeriyooday

Waxaa goordhaw Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada heer Federaal C/llaahi Abyan Nuur oo maalmihii lasoo dhaafay...

Geed in ka badan 125-sanno Maxbuus ku ah Pakista iyo Sababta loo xiray (Sawirro)

Geed maxbuuska ah ee ku yaalla Peshawar dalka Pakistan, wuxuu xiran yahay taniyo sannadkii 1899. Sarkaal Britain ah ayaa ku ciqaabay silsiladaha ku xiran...

Hormuud oo Maanta Haween dan yar lacag ugu qeybisay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq lacageed waxa ay u qeybisay Haween danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho. Munaasabad ka dhacday xarunta Maamulka...

Bangiyada Soomaaliya oo lagu amray in ay xiraan dhamaan Accounada FOREX (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Gudoonka sare ee maamulka Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya ayaa lagu amray dhamaan bangiyada ganacsi ee dalka kuyaala in ay xiraan dhamaan...

Yamamoto oon ka qeyb galeyn Kulanka Farmaajo iyo Beesha Caalamka iyo Sababta Keentay

Wararka aan ka heleyno xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku waramaya in Wakiilo katirsan Beesha Caalamka  ku sugan yihiin Villa Soomaaliya ayna kulan la qaadanayaan...

Abiy oo laga cabsi qabo inuu dagaal afaraad ka bilaabo Badda Soomaaliya marta

Dalka Itoobiya ayaa si weyn looga hadal hayaa dagaal cusub, kaasoo noqon doona kii afaraad ee uu qaado Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo muddo...

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo gaaray Dhuuso Mareeb iyo ujeedkooda oo…

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa saacadahihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxa ayna ciidankan xarumo ka sameesteen xeryo kuyaala...

Raisul Wasaare Xamse oo kulan gaar ah la qaatay Deni (Maxaa laga wada hadlay)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay ku qaabilay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre. Kulanka waxaa...

News in English

Advocating for Democratic Governance Over Tribal Governance in Somalia

Somalia exhibits a de facto system of governance blending tribal and democratic elements, shaped by its unique historical, cultural, and political context. Within this...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs