Haweeney kamid aheyd Saraakiisha ciidanka cirka dalka Mareykanka gaar ahaan dhinaca Sirdoonka ayaa lagu helay dambi ah in macluumaad dhinaca milatariga la xariira ay la...
Tan iyo markii ay billaabatay doodda la xiriirta hadalladii lagu tilmaamay “Yahuud Naceybka” ee Ilhaan Cumar ay ku qortay boggeeda Twitter-ka, ayaa warbaahinta Israa’iil waxay...
Dagaalyahno hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar ku qaaday Deegaanka Galma-Gala oo ka tirsan dagmada Faafi maamulka Gaarisa ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya....
Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgalo ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qab qabteen dhalinyaro lagu eedeeyay in ay...
Ugu yaraan shan ruux oo dhamaantood ajaaniib ahaa la sheegay iney ku dhinteen dayuurad yar oo ku burburtay gudaha dalka Kenya. Dayuurada ayaa ku sii...