Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dhameestiray Golihiisa Wasiirada (Akhriso Magacyada)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ayaa lagu soo dhameestiray golaha Wasiirada cusub uu maamulkaasi yeelanayo, waxaana wasiiradan cusub u badan yihiin dhalinyaro Siyaasada u cusub.

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa golihiisa Wasiirada maanta dhameestiray, waxa uuna soo magacaabay 15 Wasiir iyo 25-Wasiir kuxigeen, waxa uuna horey Madaxweynaha usoo magacaabay 10-Wasiir.

Halkan ka Akhriso Magacyada Wasiirada Cusub

Related posts

Askar ka tirsaneyd Ciidanka NISA oo xukuno adag lagu riday

Caydiid Ali

Al Shabaab oo ka hadashay Saameynta ka dhalatay Duqeymaha Mareykanka wado

Cabdi Cade

Madasha Xisbiyada Mucaaradka oo isku raacay hogaan cusub & C/raxmaan C/shakuur oo diiday

Caydiid Ali
Taboola Ads ---