Qaar kamid ah Xujey wadamo kala duwan ka tagtay ayaa shalay ku geeriyooday isbuurasho ka dhacday Mina, xujeyda geeriyootay waxaa ku jira kuwa Soomaaliyeed. Labo Xaaji...
War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa looga hadlay arday la sheegay in ciidamada maamulka Somaliland ku dileen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool....
Waxaa soo badanayo Cabashooyinka Joogtada ah ee ka dhanka ah Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,waxa uuna amar ku bixiyey in la xirxiro qaar ka mid...
Dabley ku hubeysan bastoolado ayaa goor dhow toogasho ku dilay nin shacab ah, iyadoo falkan uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Kooxaha dilka...
Ciidamo la sheegay iney ka wada tirsan yihiin hay’adda Nabad suggida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa manta ku dagaalamay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan...