(Sawirro) RW Khayre oo kulan xasaasi ah la qaatay Wasiiro iyo taliyeyaal ciidan
Kulan looga hadlay isu diyaarinta howl-gallo ballaaran oo Al-shabaab looga xoreynayo deegaannada ay joogaan ayaa maanta lagu qabtay xarunta taliska Booliiska magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Xasan...