Axmed Karaash oo tababar u soo xiray ciidamo loogu magac daray Galleyr (Sawirro)
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland oo muddo 6 Bilood ah...