Thursday, December 1, 2022

Q/Midoobay oo Warbixin xasaasi ah ka soo saartay xaalada Xuquuqda Aadanaha Somalia

War-Saxaafadeed uu soo saaray khabiirka madax-bannaan oo ku saabsan xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya Mr. Bahame Tom M. Nyanduga Inkasta oo "horumar ballaaran" ay ku...

Xog ku aadan Waxyaabihii ay kawada hadleen Sheekh Shaakir iyo Saraakiil katirsan AMISOM (Daawo...

Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kula kulmay Saraakiil ka tirsan Howl galka Midowga Afrika ee...

(Sawirro) Wafdigii Qatar & xubno ka tirsan Musharaxiinta oo caawa ku shirsan Muqdisho

Shir u dhaxeeya xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah iyo wafdigii ka socday dowladda Qatar ee dhawaan soo gaaray Soomaaliya ayaa caawa ka...

Jeneraal katirsanaa Milatariga Soomaaliya oo saakay lagu dilay Muqdisho

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa saakay xaafada Siisii ee degmada Dayniile waxa ay ku dileen Jeneraal Cabdullahi Xusen Wardheere ( Waran ) oo katirsanaa...

Sargaal Amray in la dilo Maxaabiis oo si xeeladeesan Muqdisho loogu xiray

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu xiray sargaal katirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya oo amray in la dilo maxaabiis...

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo War-Saxaafadeed soo saaray (Akhriso)

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu soo dhoweynayaa natiijada doorashadii Aqalka Sare ee maanta oo Isniin ah, 2-da Agoosto,2021 ka dhacday magaalada Baydhabo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo loogu baaqay in uu Is casilo (Daawo Sawirada)

Shir ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Buula-burte ayaa loogu baaqay Madaxweynaha Hirshabeelle in uu is casilo, kadib markii...

Madaxweyne Deni oo Daah-furay Shirka dib u eegista Dakhliga guud (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ku daah-furay shirka dib-u-eegista Dakhliga guud iyo Kor u qaadista wax soo...

News in English

Militants attack hotel used by officials in Somalia’s capital

Islamist militants attacked a hotel used by government officials in Somalia's capital Mogadishu on Sunday evening, police and witnesses said. Al Qaeda-linked al Shabaab, which...

Xulka Allbanaadir