Doorashada Kuraastii ugu Dambeesay ee taallay Koonfur Galbeed oo la shaaciyay
Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee taallay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulkaasi. Maamulka Koonfur...