Afar Xildhibaan oo lagu doortay Gaalkacyo & muran ka dhashay doorashada kursiga 5aad
Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta lagu qabtay doorashada xildhibaano cusub ooka mid noqday golaha shacabka baarlamanka federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in la qabtay...