Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay dadka ka qaxay dagaalka ka socda Ukraine iney tiradooda kor u dhaaftay 1.5 malyan....
Madaxweynihii hore ee Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa goor dhow lagu celiyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaana loo diiday inuu u safro...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka digay in qarannimada Ukraine ay ku jirto xaalad halis ah, isagoo cuna-qabateynta ay reer Galbeedku saareen Ruushka la barbar...
Ra’isal Wasaare ku xigeenka Ukraine Iryna Vereshchuk ayaa Ruushka ku eedeysay inuu jebiyey xabbad joojintii ku meel gaarka ahayd ee laga gaaray magaalooyinka Volnovakha iyo...