Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

5 kursi oo beri lagu dooranayo Gaalkacyo iyo 13 Musharax oo u taagan (Magacyada)

Guddiga doorashada Galmudug ayaa caawa shaaciyey Musharaxiinta isku soo taagay shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee taalla magaalada Gaalkacyo

Musharixiintan oo tiradoodu gaareyso 13 ayaa isku diiwaangeliyey kuraasta kala ah HOP013, HOP101, HOP001, HOP017 iyo HOP060 ee Golaha Shacabka oo doorashadoodu beri ka dhaceyso Gaalkacyo.

Mid ka mid ah kuraastan oo ay ku fadhiday Xildhibaanad Ubax tahliil ayaa waxaa ku tartamaya iyada iyo haween kale oo afar ah, waana kursi doorashadiisa la furay oo loolan adag loo gali doono.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA MUSHARAXIINTA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Ciidamo huwan ah oo howlgal ka fuliyay Deegaanno Al Shabaab joogeen (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wafdi uu horkacayo Mr. Atul Khare (Sawirro)

Caydiid Ali

Milatariga Soomaaliya oo gacanta ku dhigay shidaal loo waday Al Shabaab (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---