Kursi doorashadiisa horey u hakiyeen Guddiga Doorashada oo maanta la doortay (Sawirro)
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal (FEIT) ayaa qoraal ay 13-kii bishan soo saareen waxa ay ku wargaliyeen guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed SEIT inay hakiyaan...