Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya (Daawo Sawirro)Cabdi CadeDecember 21, 2018December 21, 2018 by Cabdi CadeDecember 21, 2018December 21, 20180 Waxaa caawa qarax nuuca gawaarida lagu xiro uu ka dhacay isgooska Dabka ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan laga maqlay qeybo kamid ah magaalada. Sida aan... Read more
Dowlada Federaalka Maxey uga dhigan tahay Doorashadii ka dhacday Koonfur Galbeed ?Cabdi CadeDecember 21, 2018 by Cabdi CadeDecember 21, 20180 Doorashada Madaxweynaha maamulka Koofur-galbeed Soomaaliya waxa ay ahmiyad iyo Mudnaan gaar u leedahay Dadka iyo Dawladda federaalka Somaaliya. Sedexda Gobal ee uu ka kooban-yahay Maamulka... Read more
Wariye Caan ah oo Shaqadiisa ku waayay Warbixino been abuur ah uu qorayCabdi CadeDecember 21, 2018 by Cabdi CadeDecember 21, 20180 Wariye caan ah oo lagu magacaabo Claas Relotius ayaa shaqadiisa ku waayay warbixino badan oo been abuur ah uu ku daabacay Wargeyska caan ah ee... Read more
Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Muqdisho looga xusay 75-guuradii kasoo wareegtay Aas aaska Ciidanka Booliiska ..Cabdi CadeDecember 20, 2018 by Cabdi CadeDecember 20, 20180 Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu xusayay 75- sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Munaasabada waxaa ka... Read more
Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxayaCabdi CadeDecember 20, 2018 by Cabdi CadeDecember 20, 20180 Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa maanta Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Qudaarta lagu iibiyo waxa ay ku dileen nin shacab ah oo la sheegay in... Read more
Hirshabelle oo Maamul Cusub u Magacaabay Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi (Digreeto)Cabdi CadeDecember 20, 2018 by Cabdi CadeDecember 20, 20180 Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalka ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi, waxa uuna... Read more
Xagee ku Dambeeyay Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya ee Farmaajo ?Cabdi CadeDecember 20, 2018 by Cabdi CadeDecember 20, 20180 Xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan Mooshin xil ka qaadis ah waxa ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedeaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Mooshinka Madaxweynaha... Read more
Seddex waxyaabood oo laga bartay Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed. !!Cabdi CadeDecember 20, 2018 by Cabdi CadeDecember 20, 20180 Is jiijiid dheer kadib tanaasulkii Shariif, xiritaanki Roobow, banaabaxyadii Baydhaba, waxaa gebi ahaanbi lagu kale baxay doorashadi madaxtinimada ee Koonfur-galbeed taasoo muddo dhowr jeer baaqatay,... Read more
Dowlada Federaalka oon wali ka hadlin doorashadii ka dhacday Baydhabo iyo Shakiga laga …Cabdi CadeDecember 20, 2018December 20, 2018 by Cabdi CadeDecember 20, 2018December 20, 20180 Doorasho aan hufneyn ayaa shalay ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaana doorashadan ku guuleestay Musharax dowlada taageereysay oo horeyba... Read more
Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo saakay xiran iyo sababta oo la ogaadayCabdi CadeDecember 20, 2018December 20, 2018 by Cabdi CadeDecember 20, 2018December 20, 20180 Waxaa saakay xiran qaar badan oo kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxaana wadooyinka xiran lasoo dhigay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya oo amaanka... Read more