Daawo la ogaaday inay caawiso bukaanada uu ku dhaco COVID-19 oo lasoo bandhigay
Sarkaalka ugu sarreeya ee Mareykanka u qaabilsan ka hor-tagga cudurka caabuqa ayaa sheegay in dawada Remdesivir ee lagula dagaalo fayruska, oo ay sameyso shirkadda Gilead,...