Beesha Murusade  oo Shirweyne aan Caadi aheyn ku yeelatay Muqdisho (Daawo Sawirada)
Waxaa manta Hotelka Dayah ee magaalada Muqdisho ka dhacay Shirweynaha Wadatashiga iyo Midnimada Beesha Murusade , waxaana shirkan kasoo qeyb galay dhamaan jufooyinka kala duwan...