Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka fekeraya inuu ika iibiyo gaadhigiisa Tesla, sida uu werinayo CBS News , iyadoo la xiganayo sarkaal sare oo ka...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) , ayaa dhaliilay hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay...
Maxkamadda ciidamada ayaa xukun ku riday Muxudiin Cabdisalaan Maxamuud “Daqare” oo lagu soo eedeeyay kamid ahaanshiyaha Argagixisada iyo in uu dadka ku Tashkiilin jiray inay...
Dawladda Sacuudiga, ayaa markii u horreysay nidaamyada difaaca ee ka hortagga weerarrada gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn dhigtay magaalada bakarakaysan ee Makka iyo goobaha...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa amar rasmi ah ku bixiyay in baaritaano qoto dheer lagu sameeyo saxiixyada Madaxweynihii ka horreeyay Joe Biden, kaddib shaki...
Dowladda Ruushka , ayaa diyaarineysa weeraro aargoosi ah ay ku qaado dalka Ukraine, kaddib weerarkii khasaaraha badan Ruushka kasoo gaaray ee Ukraine ku qaadeen saldhigyada...