Ciidamada AMISOM oo goordhaw Jawaari ka kaxeeyay Xarunta Baarlamaanka
Ciidano katirsan AMISOM uu horkacayo taliyaha ciidankaasi  Paul Lokech ayaa goordhaw xarunta Golaha shacabka ka kaxeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari iyo kuxigeenkiisa 2-aad. Gudoomiye Jawaari ayaa...