Hirshabelle oo qaadeysa guluf dagaal oo mideysan(Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kormeeray dhammaan furimaha ay ku sugan yihiin xaq-u-dirirka deegaanka iyo ciidamada qalabka-sida. Saraakiisha kala duwan...