Dowladda Ruushka , ayaa diyaarineysa weeraro aargoosi ah ay ku qaado dalka Ukraine, kaddib weerarkii khasaaraha badan Ruushka kasoo gaaray ee Ukraine ku qaadeen saldhigyada...
Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan, ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay inta u dhexaysa degaannada Karin iyo Laag ee...
Donald Trump ayaa saxiixay go’aan uu ku mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka muwaadiniinta 12 wadan, sababo la xiriira khataraha amniga qaranka, sida uu sheegay...
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay xilka u kala wareejiyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka...
Maamulka Puntland, ayaa si adag u beeniyay eedaymaha ku saabsan in ay ku lug leedahay colaadda dalka Suudaan gaar ahaanna in magaalada Boosaaso laga weeraro...
Ciidanka booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Dharkenley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Xasan Aadan , oo lagu eedeeyay in uu ku kacay...
Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shiweeynaha Qaran ee...
Maamulka Puntland, ayaa kahor timid aqoonsiga dowladda Federaalka Soomaaliya u fisay maamulka Khaatumo oo loo aqoonsaday dowlad goboleed lamid ah kuwa kale ee dalka ka...