C/raxmaan C/shakuur oo goordhaw imaanaya Muqdisho digniin adagna u diray Dowlada
Hoggaamiyaha Mucaaradka ugu saameynta badan Dowlada Federaalka C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa lagu wadaa in goordhaw uu kasoo dago garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....