Farmaajo oo Weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta Xanaaqsan ee Mucaaradka ku ah !!
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta ka hadlay Furitaanka Munaasabadda Ololaha dib u soo nooleynta Waxbarashada Dadweynaha ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasiyiinta...