Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa sheegay in Aden Range Marwa oo u dhashay Kenya kana mid ah garsoorayaasha loo xushay qabashada koobka adduunka...
Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax galabta casar gaabadkii lagula eegtay magaalada Muqdisho gaari uu la socday masuul ka tirsan maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka...
Ra’iisulwasaaraha dalka Spain Pedro Sánchez ayaa 17ka xubnood ee golahiisa wasiirrada 11 ka mid ah ka dhigay dumar, waana tirada ugu badan dalalka qaaradda Yurub...
Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe askari ka tirsanaa ciidamada milateriga Soomaaliya. Dilka ayaa ka dhacay meel ku dhow wadada...
Itoobiya ayaa shaacisay inay aqbashay heshiiskii nabada ee guddiga xuduudaha caalamiga ay soo jeediyeen sanado ka hor, kaasoo Eritreya u xukumay dhulka lagu muransanaa ee...