Olgan Bekar & dowladiisa oo looga mahad celiyey taageerada ay siiyaan Somalia (Daawo Sawirro)
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Dawladda iyo shacabka dalka Turkiga taageerada walaaltino ee mar walba...