Axmed Madoobe & Xasan Shiikh oo u tamashle tegay degaanka Goobweyn (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo uu wehliyey Madaxweynahii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday degaanada...